Madaxweyne Qoorqoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey degaanka Huurshe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa safarkiisii ugu horeeyey ee uu ku tago meel ka baxsan  Magaalada Dhuusamareeb kub gaaray degaanka Huurshe ee Gobolka Galgaduud. Safarkan ayaa la xiriira sidii loo loo dhameystiri lahaa Heshiis Dowlada Faderaalku horay u dhex dhigtay beelaha walaalaha ah ee Degaanada Xeraale iyo Huurshe wada dagan . Qoorqoor … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey degaanka Huurshe (Sawirro)